ammaagan
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
ammaagan1
Fal magudbe, isrogrogga 1aadWax la ammaagay noqosho (god, dab iwm). ld amaagan¹.
Is-rogga falkan
-gmay, -gantay
ammaagan2
Fal magudbe, isrogrogga 4aadWax la ammaagay ahaansho. ld amaagan².
Is-rogga falkan
-gnaa, -gnayd