Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
aargud
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
1
Ka aa.: cid dakano ay gashay ka gudid.
2
U aa.: cid qof laga dilay, ciddii dishay qof ka mid ah dilid. ld aargudo.
Is-rogga falkan
-day, -dday
Ereyo kale oo u soo dhow
1: aar
Magac lab
2: aaraa'
Magac dheddig wadar
3: aarad
Magac dheddig
4: aaradee
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
5: aaradeyn
Magac faleed dheddig
6: aaradeysan
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
7: aaradeysnaan
Magac faleed dheddig
8: aaradeysnaansho
Magac lab ama dheddig