aar
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
aar1
Magac lab1
Libaax weyn oo lab.
2
Nin geesi ah.
3
Aargoosad.
Wadarta Magacan
-rar, m.l
aar2
Fal gudbe ama magudbe, isrogrogga 1aad1
(f.g) Alaab (aqal iwm) meel sare saarid.
2
(f.mg) Ka aa.: cid dakano gashay ka gudid.
3
(f.mg) U aa.: cid qof laga dilay, ciddii dishey qof ka mid ah dilid.
Is-rogga falkan
-ray, -rtay