Qaamuusle LogoQaamuusle

aaran

Magac lab urur
1
Geela intiisa aan weli gaarin da'dii uu ku rimi ama wax ku rimin lahaa.
2
Doog iyo barwaaqo badan.
3
Aa. ah: meel doog badan leh.
4
Aa. ah: waqti doog iyo barwaaqo leh.