Qaamuusle LogoQaamuusle

rifrif

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

rifrif1
Magac lab urur
1
Timo si xun loo xiiray.
2
Ganka ay yeeshaan maro, derin iwm.
3
Cad-cad ka haray wax la kala googooyay.
rifrif2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
1
Timo, dhogor iwm si aan sinnayn u xiirid.
2
Waraaq, maro iwm cadcad yaryar u googooyn.
Is-rogga falkan

-fay, -ftay