Qaamuusle LogoQaamuusle

rif

Fal gudbe, isrogrogga 1aad
1
Dhogor ama baal si xoog ah maqaar uga gurid.
2
Laf hilib ka dhammeyn.
3
Maro dun ka bixin.
4
Ka r.: qof ciidan ka tirsan garaaddo ka qaadid.
Is-rogga falkan

-fay, -ftay