Qaamuusle LogoQaamuusle

rifan

3 Qaab ayuu ereygan leeyahay

rifan1
Magac labJooloji
Falka ka dhasha marka ay is xoqaan dhagxaan ay sidaan biyo, dabayl ama mawjadaha baddu amase ay dhag-xaantaasi xoqdo kuwo kale.
rifan2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Maqaar, maro iwm wax la rifay noqosho.
Is-rogga falkan

-fmay, -fantay; -fmi

rifan3
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
Maqaar, maro iwm wax la rifay ahaansho.
Is-rogga falkan

-fnaa, -fnayd