Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
aaradeysan
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
Wax aarad loo yeelay ahaansho (maro, daah iwm).
Is-rogga falkan
-snaa, -snayd
Ereyo kale oo u soo dhow
1: aar
Magac lab
2: aaraa'
Magac dheddig wadar
3: aarad
Magac dheddig
4: aaradee
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
5: aaradeyn
Magac faleed dheddig
6: aaradeysnaan
Magac faleed dheddig
7: aaradeysnaansho
Magac lab ama dheddig
8: aaran
Magac lab urur