rogan
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
rogan1
Fal magudbe, isrogrogga 1aad1
Wax dhankii hooseen lahaa sareeyo noqosho.
2
Sidiisii hore wax ka duwan noqosho.
3
Fure hal mar sakatuuro ku wareegid.
4
Reer ama dad tirtirmid.
5
Ka r.: meel biyo ka dulundulcoobid.
Is-rogga falkan
-gmay, -gantay
rogan2
Fal magudbe, isrogrogga 4aad1
Wax dhiniiciisa hoose la sarraysiiyay ahaansho.
2
Wax gaadiid laga dejiyay ahaansho (rar).
3
Wax isteensal lagu badiyay ahaansho (qoraal).
4
Ku r.: wax, wax kale ku gambisan ahaansho.
5
Ka r.: wax meel agteeda ku sugan ahaansho.
Is-rogga falkan
-gnaa, -gnayd