dhacan
3 Qaab ayuu ereygan leeyahay
dhacan1
Magac dheddigOod weyn oo xeryaha afka laga saaro; oodafo; jiitin; oodrogo; buuxsin.
Wadarta Magacan
-cmo, m.l
dhacan2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadLa dhacay; xoolihii laga qaaday.
Is-rogga falkan
-cmay, -cantay; -cmi
dhacan3
Fal magudbe, isrogrogga 4aadQof la dhacay ahaansho.
Is-rogga falkan
-cnaa, -cnayd