rog
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
1
Wax afka ama dhinaca korreeya u hoos marin; genbiyid; geddiyid.
2
Ka r.: ka qaadid; ka faydid.
3
Ka r.: alaab meel saaran ka dejin; ka wareejin.
4
Ku r.: ku daboolid; korka ka saarid; ku xirid.
5
Dib ugu laabid.
6
U r.: af af kale ku fasirid, ku tarjiumid.
7
Xoolo jaho foolkoodu aaddanaa jaho kale u jeedin.
Is-rogga falkan
-gay, -gtay