dhuug
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
dhuug1
Magac lab ururCayayaan ay fowfowlaha isku bahyihiin, leh af dhuuban oo uu dhiigga xoolaha kaga nuugo, geeluna dhukaanka ka qaado.
dhuug2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad1
Biyo iwm afka ama qalab kale, ku soo jiidid.
2
Sigaar cabid. ld dhuuq.
Is-rogga falkan
-gay, -gtay