miro
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
miro1
Magac lab urur1
Timaarta dhirtu dhasho.
2
Xabuubka beeraha ka baxa.
3
Tix ay heesi ka koobantahay.
4
Lohod iwm.
miro2
Fal gudbe ama magudbe, isrogrogga 3aad1
(f.g) Xoolo kale ka soocasho. 2 (f.mg) Xoolo habeen daajisasho.
2
(f.mg) Xoolo habeen daaqid.
Is-rogga falkan
-rtay, -ratay