miraaf
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
miraaf1
Magac labWarwareeg badan oo aan ujeeddo lahayn oo meelo badan lagu tago. ld miraafid.
miraaf2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadMiraf sameyn ama meelo warwareegid.
Is-rogga falkan
-fay, -ftay
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-fay, -ftay