Qaamuusle LogoQaamuusle

malkad

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

malkad1
Magac lab
Kal yar oo wax lagu tumo.
Wadarta Magacan

-dyo, m.dh

malkad2
Magac dheddigMuusiko
Nooc ka mid ah qalabka muusikada oo la afuufo badanaana loo isticmaalo xafladda istunka. 2. Calaamad caan ah oo wax leeyihiin.
Wadarta Magacan

-do, m.l