malaakh
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
malaakh1
Magac labQof qolo madax u ah; ugaas; garaad iwm. ld malaaq¹.
Wadarta Magacan
-khyo, m.dh
malaakh2
Fal gudbe, isrogrogga 1aadQof malaakh ka dhigid. ld malaaq².
Is-rogga falkan
-khay, -khday
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-khyo, m.dh
-khay, -khday