Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
malaace
Magac lab
Botani
Mid ka mid ah qaybaha ubaxa. Malaacayaasha waxa loo qaatay in ay yihiin caleemo horumaray oo leh dhismo sahlan.
Wadarta Magacan
-cayaal, m.l/dh
Ereyo kale oo u soo dhow
1: mal
Magac lab
2: mala-abbaar
Magac lab
3: mala-abbaarid
Magac faleed dheddig
4: mala-awaal
Magac lab
5: mala-awaalid
Magac faleed dheddig
6: malaa'ig
Magac dheddig
7: malaakh
Magac lab
8: malaakhad
Magac lab