Qaamuusle LogoQaamuusle

malaa'ig

Magac dheddig
1
Saddexda uun ee caanka ah, kan aan ahayn insiga iyo jinka oo nuurka iyo iftiinka laga abuuray.
2
Heer ka mid ah koritaanka xasharaadka qaarkood oo u dhexeeya heerka diirdiirrada, lullumada iwm iyo heerka ugu dambeeyo ee ay gaaraan.
3
eeg falka uu magacaan ka soo jeedo:
.