malag
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
malag1
Magac lab1
Mid ka mid ah uunka, oo laga abuuray nuur iyo iftiin.
2
Malag loo soo diro nafleyda in uu nafta ka qaado.
3
Dhimasho; wed. ld meleg¹.
Wadarta Magacan
-laa'ig, m.dh
malag2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad1
Nafley, nafta ka qaadid.
2
Nafley dhimashadeeda sabab u noqosho. ld meleg².
Is-rogga falkan
-lgay, -lagtay; -lgi