darmad
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
darmad1
Magac lab1
Midab guduud oo madow xigeen ah oo xooluhu yeeshaan.
2
la midka ah (ld):
darmasho
darmad2
Magac dheddigKoor boodaanta ka yar, aleelkana ka weyn.
Wadarta Magacan
-do, m.l
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-do, m.l