Qaamuusle LogoQaamuusle

leber

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

leber1
Magac lab
1
Waxar markaas habarteed ka gurtay.
2
Cabbir wax lagu cabbiro oo u dhigma rubuc jawaan.
leber2
Magac dheddig
1
Wax lix iyo toban (16) meelood loo qaybiyey meeshood.
2
Sinta dadka ee ilmaha la saaro.