darab
3 Qaab ayuu ereygan leeyahay
darab1
Magac lab1
Dhaqidda la dhaqo meelaha kaadida iyo saxaradu soo maraan; istanyo.
2
(-yo, m.dh) Cabir dhulka beeraha lagu cabiro (oo afar jibaal ah) oo le'eg 25 mitir.
3
Saxaro.
4
In yar oo biyo ah oo lagu istinjoon karo.
5
Dun, aleel, kuul iwm oo weelka lagu qurxiyo.
6
Hanti yar oo laga bixiyo gabar la guursaday oo hooyadeed la siiyo.
darab2
Magac dheddig1
Toorrey, billaawe iwm daabkooda meesha ugu sarreysa ee quruxda loogu talagalay.
2
la midka ah (ld):
darib
darab3
Fal gudbe, isrogrogga 1aad1
Wax diyaarin.
2
Weel aleelayn.
Is-rogga falkan
-rbay, -rabtay; -rbi