Qaamuusle LogoQaamuusle

gadaf

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

gadaf1
Magac lab
1
Wax qaab wareegsan leh.
2
Wax lagu qariyo wax kale. ld gedef¹.
gadaf2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
1
Wax qaab wareegsan u yeelid.
2
Wax, wax kale ku dahaarid. ld gedef².
Is-rogga falkan

-dfay, -daftay; -dfi