leeb
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
leeb1
Magac labUl yar oo dhuuban oo afka bir fiiqani kaga jirto oo qaansada laga gano; gamuun.
Wadarta Magacan
-bab, m.l
leeb2
Magac labXisaabTeed kasta oo tiro ah lehna hal dhinac u tax ama hal joog u tax.
Wadarta Magacan
-bab, m.l