Qaamuusle LogoQaamuusle

daro

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

daro1
Magac dheddig
1
Tab awrtu u dagaasho oo ratigu luquntiisa dulmariyo luqunta ratiga kale isla markaana cududda ku dhegaayo.
2
Tab legdinta ka mid ah oo uu qof gacanta kaga maro qoorta qof kale.
daro2
Fal magudbe, isrogrogga 3aad
1
Ku d.: wax, wax kale ku kordhisasho.
2
Ku d.: qof, qof kale u guurin.
3
Isku d.: dhawr waxyaalood isku qaadasho.
4
Isku d.: isku qasasho.
Is-rogga falkan

-rtay, -ratay