bahal
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
bahal1
Magac lab1
Nafleyda inta dadka iyo duunyada wax yeeleysa ama qaabkoodu cabsi geliya ee aan cayayaanka ahayn.
2
Wax.
3
B. ah: qof dilaa ah.
Wadarta Magacan
-llo /-lo, m.dh
bahal2
Magac dheddig1
Wax dad dhiba.
2
Haweenwy naxriisdaran.