Qaamuusle LogoQaamuusle

jibbaar

3 Qaab ayuu ereygan leeyahay

jibbaar1
Magac lab
Xarig dheer, dhuuban oo lagu sameeyo rarada, kebdaha iwm.
Wadarta Magacan

-rro, m.dh

jibbaar2
Magac lab
Tiro, tiro kale ku xooggan oo sheegeysa inta jeer ee tirada lagu xoogganyahay layskudhufanayo.
jibbaar3
Magac labXisaab
Tiro lagu qoro dusha sare ee midig ee tiro ama doorsoome oo ku sinaysa inta jeer ee tiradaasi laysku dhufanaayo.
Wadarta Magacan

-rro, m.dh