Qaamuusle LogoQaamuusle

mayl badeed

Magac labJuqraafi
Halbeeg fogaansho ee lagu isticmaalo maaxidda badda oo la eg dhererka hal daqiiqo (1') ee tigraar goobo weyn oo ku sawiran isfeer la bed ah dhulka; mayl badeed waa 6,080 ft. ugu dhawaan.
Wadarta Magacan

-lal ..., m.l