mayac
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
mayac1
Magac lab1
Caano dhaynimadii ka tegay suusacna aan gaarin.
2
Kibir. ld manyac¹.
mayac2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad1
Mayac noqosho (caano).
2
Wax kibray noqosho. ld manyac².
Is-rogga falkan
-cay, -cday; -yici