Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
mayacsan
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
Wax mayacay ahaansho (caano). 2. Wax kibir hayo ahaansho. ld manyacsan.
Is-rogga falkan
-naa, -nayd
Ereyo kale oo u soo dhow
1: may
Diidmo
2: maya
Diidmo
3: mayaay
Magac lab
4: mayaayid
Magac dheddig
5: mayac
Magac lab
6: mayacsanaan
Magac faleed dheddig
7: mayacsanaansho
Magac lab ama dheddig
8: mayal
Magac lab