Qaamuusle LogoQaamuusle

qumman

4 Qaab ayuu ereygan leeyahay

qumman1
Magac lab
Jawaan weyn.
Wadarta Magacan

-no, m.dh

qumman2
Magac labCilmiga-naflayd
Cuf ah nudo limfaysan, oo qaar badan oo ka mid ahi ay ku yaallaan lafdhabarleyda sare, afka iyo cunaha xaggiisa dambe.
qumman3
Magac dheddig khabar
Q. ah: haweeney da' ah oo ganacsi yar sameysa.
qumman4
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
Qof aan qaldanayn ahaansho.
Is-rogga falkan

-naa, -nayd