Qaamuusle LogoQaamuusle

maydhaan

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

maydhaan1
Magac lab
1
Xoolo la xaday oo xoolo kale lagu lagu badasho si loogu raadgado.
2
Muquuno wax ka qiimo badan lagu beddesho.
3
la midka ah (ld):
maydhaamid
maydhaan2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
1
Wax muquuno ah, wax wanaagsan ku beddelid.
2
Xoolo la xaday, xoolo kale ku beddelid, si loogu raadgado.
Is-rogga falkan

-amay, -aantay; -aami