Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
maas
Magac lab
1
Dhul nabaadguuray.
2
Dhul la abuuray oo aan weli wax ka soo bixin.
3
Deyn.
4
Saanta lo'da oo la magdiyey.
5
Midab guduud xigeen ah oo geelu yeesho.
Ereyo kale oo u soo dhow
1: maab
Magac lab
2: maaci
Magac dheddig
3: maacuun
Magac lab ama dheddig urur
4: maad
Magac dheddig
5: maadaama
Xiriiriye
6: maadad
Magac lab
7: maadasho
Magac faleed dheddig
8: maaddaama
Xiriiriye