alan (Magac lab) — Macnaha iyo Qeexitaanka | Qaamuusle
Macnaha Ereyga
alan
ee Qaamuuska Af-Soomaaliga
51 jeer ayaa la eegay
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
Ereygan wuxuu leeyahay 2 Qaab iyo macneyaal kala duwan.
alan1
Magac lab
Xubnaha geedka qasabka middood.
Wadarta Magacan
almo/-nno, m.dh
alan2
Magac lab
Naxwe
Erey waxaa loo qaybin karaa xubno tiradooda la mid ah inta shaqal uu leeyahay ereygaas (sida madax -> ma-dax); xubin waliba waxaa lagu magacaabaa alan; erey wuxuu noqon karaa hal alanle (cir), laba alanle (ma-dax), saddex alanle (dib-ka-be), iwm; xusuusnaada in shaqalka dheer lagu tiriyo hal shaqal ama hal cod (ii, aa iwm) sida shibanayaashan oo kale - dh, sh, kh, oo aan la kala qaybin karin.