biyabbeel
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
biyabbeel1
Magac lab1
B. ah: badar la karinayo oo isaga oo aan weli bislaan biyihii ka dhammaadeen.
2
la midka ah (ld):
biyabbeelid
biyabbeel2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadDheri karsamaya biyo ka dhamaasho.
Is-rogga falkan
-eelay, -eeshay