dulbeel
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
dulbeel1
Magac labDhaawac midda uu dusha ka dhaawacmo neef gaadiid ah oo la rarto.
dulbeel2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadNeef gaadiid ah dusha ka dhaawacmid rar la saaray awgeed.
Is-rogga falkan
-eelay, -eeshay
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-eelay, -eeshay