caal
3 Qaab ayuu ereygan leeyahay
caal1
Magac labCudur lo'da, idaha ka barariya caloosha oo uu keeno gooryaan caloosha kaga dhashay.
caal2
Magac dheddigHarag dheer, balaqsan oo lo'da luqunteeda dhinaca hoose ka laallaada.
Wadarta Magacan
-lyo, m.l
caal3
Fal magudbe, isrogrogga 1aadLo' ama ido cudur caloosha ka barariya ku dhicid.
Is-rogga falkan
-aalay, -aashay