qaadqaad
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
qaadqaad1
Magac labTuug aan weynayn.
qaadqaad2
Fal gudbe, isrogrogga 1aadKu q.: cid nabarro si degdeg ah oo aan kala go' lahayn ugu dhufasho.
Is-rogga falkan
-day, -dday
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-day, -dday