qaabbil
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
qaabbil1
Magac lab1
Docda wejiga ah oo soo jeedda.
2
Cid ka hor imaad, soo dhoweys.
3
Q.kayga: hortayda, tooskayga.
Wadarta Magacan
-llo, m.dh
qaabbil2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad1
Cid la kulmid.
2
Cid la shirid, cid soo dhoweyn.
Is-rogga falkan
-ilay, -ishay