Qaamuusle LogoQaamuusle

borojekshan toobineed

Magac labJuqraafi
Khariidad la sameeyo marka galoobka lagu wareejiyo warqad toobin oo kale u samaysan. Figta toobinku way ka sarraysaa cidhifka dhulka. Khariidadda waxaa lagu xardhaa toobinka dushiisa, dabadeedna toobinka ayaa la kala fidiyaa.
Wadarta Magacan

-dyo, m.dh