Qaamuusle LogoQaamuusle

bogdoox

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

bogdoox1
Magac lab
1
Wadiiqo toos ah oo ka leexaato waddo weyn.
2
Weeraridda cadow dhinac laga weeraro.
3
Qalliin lagu sameeyo haweenka dhali waayey iyadoo dhinac laga soo saarayo ilmaha.
4
la midka ah (ld):
bogdooxid
bogdoox2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
1
Cadow iwm dhinac ka wareemid.
2
Haweeney si caadi ah u dhaliweydey si ilmaha looga dhaliyo caloosha dhinac ka qalid.
Is-rogga falkan

-xay, -xday