qaac
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
qaac1
Magac labUumi daruur la moodo oo wax gubanaayo ka soo baxa oo hawada ku baaho. ld qiic¹, qiiq¹ (2), qiiqaab¹.
qaac2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadWax gubanaayo qaac bixin. ld qiic², qiiq², qiiqaab².
Is-rogga falkan
-cay, -cday