dul
4 Qaab ayuu ereygan leeyahay
dul1
Magac dheddig1
Oogada sare ee wax kasta leeyihiin.
2
Meel sare oo dhulka intiisa kale ka yara kacsan.
3
Sabir iyo adkeysi dhibaato loo yeesho.
Wadarta Magacan
-llo, ml.
dųul2
Magac lab1
Dad aad u badan oo aan la aqoon.
2
Jinni.
Wadarta Magacan
-lal, m.l
dul3
Magac dheddigJuqraafiAad u fidsan, waa heer ama ugu badnaan heer meeleed oo dhul dheer, dhul sare ah.
Wadarta Magacan
-llo, m.l
dųul4
Fal magudbe, isrogrogga 1aadDad badan in ay dagaal qaadaan u bixid.
Is-rogga falkan
-uulay, -uushay