dhawr
4 Qaab ayuu ereygan leeyahay
dhawr1
Magac lab tiraaleTiro laba ka badan kana yar siddeed. ld dhowr.
dhawr2
Magac labErey ereyada lammane ah lagu isticmaalo oo 'xannaano' ama 'difaac' micneeya.
Tusaale
“Dhididdh.”
“Hantidh.”
dhawr3
Magac dheddigWixii waxyeello leh oo dhan.
dhawr4
Fal gudbe, isrogrogga 1aad1
Xumo ka ilaalin; xannaanayn.
2
Fiirin; u jeedid; eegid.
3
Sugid; korosho.
Is-rogga falkan
-ray, -rtay