Qaamuusle LogoQaamuusle

mid

3 Qaab ayuu ereygan leeyahay

mid1
Magac lab tiraale
1
Erey wax lab oo keli ah tilmaama; hal.
Tusaale
Labadii m. baa yimid
2
Dad is-raacsan oo isku ujeeddo ah.
3
Kala m. ah: wax kala duwan.
4
Kala m. ah: fikrad, muuqaal, midab iwm cid ka raacid.
5
Jiididda la jiido shaqalka carabiga marka lagu dhawaaqayo.
mid2
Magac dheddig
1
(m.t) Wax tiro ahaan hal ah oo dheddig.
2
Meermeerto weyn oo biyaha baddu sameeyaan.
mid3
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
Shaqal carabi ah ku dhawaaqiddiisa jiidid.
Is-rogga falkan

-day, -dday