midabaysan
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
midabaysan1
Fal magudbe, isrogrogga 1aadWax la midabeeyey noqosho.
Is-rogga falkan
-smay, -santay; -smi
midabaysan2
Fal magudbe, isrogrogga 4aadWax la midabeeyey ahaansho.
Is-rogga falkan
-snaa, -snayd
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-smay, -santay; -smi
-snaa, -snayd