Qaamuusle LogoQaamuusle

tabaalac

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

tabaalac1
Magac lab
Daal badan.
tabaalac2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Socod badan daal kala kulmid.
Is-rogga falkan

-cay, -cday