Qaamuusle LogoQaamuusle

tiraab

3 Qaab ayuu ereygan leeyahay

tiraab1
Magac lab
1
Erey, hadal ama dhawaaq afka ka soo baxay.
2
la midka ah (ld):
tiraabid
tiraab2
Magac labNaxwe
Hadal aan qornayn (eeg af tiraab).
tiraab3
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Hadlid.
Is-rogga falkan

-bay, -btay