Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
midaal
Magac lab
Xisaab
Isle'eg ay ku rumoobayso dhammaan qiimayaasha suurtagalka ah ee loo doorto doorsoomeyaasha ku jira isle'eg.
Ereyo kale oo u soo dhow
1: mid
Magac lab tiraale
2: midaar
Magac lab
3: midaarid
Magac faleed dheddig
4: midab
Magac lab
5: midab-arag-la'aan
Magac dheddig
6: midabayn
Magac faleed dheddig
7: midabaysan
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
8: midabaysasho
Magac faleed dheddig