Marka fallaaraha ilaysku ku dhacaan walax ee ay ka soo noqdaan, muunadda ay isha tusaan: sida casaan, cagaar iwm.
2
Nooc ka mid ah kalluunka oo yaryar, oo sharaxsharax leh.
Wadarta Magacan
-bbo/-byo, m.dh
Qaamuuska 1976
Yaasiin Cismaan Keenadiid
(Midab-ka)
1. Fallaaraha kala duwduwan oo iftiinku kolka ay wax qabtaan, saamayska ay hadba isha u yeelaan ama ay ku reebaan, midkood; midabyada waxaa kamid ah cagaarka iyo guduudka iyo cillaanka.